Jump to ratings and reviews
Rate this book

Halgan iyo Hagardaamo

Rate this book
Halgan Iyo Hagardaamo Taariikh Nololeed(Struggle And Conspiracy - A Memoir)It’s a new book just published in December 2011. It is a memoir which is a candid account of the life and time of president Abdullahi Yusuf Ahmed and the events that shaped Somalia for the past fifty years. The book is written in a narrative style that
Somali readers will find it enjoying.

428 pages, Hardcover

First published December 1, 2011

163 people are currently reading
1432 people want to read

About the author

Abdullahi Yusuf Axmed

1 book79 followers

Ratings & Reviews

What do you think?
Rate this book

Friends & Following

Create a free account to discover what your friends think of this book!

Community Reviews

5 stars
193 (51%)
4 stars
52 (13%)
3 stars
47 (12%)
2 stars
37 (9%)
1 star
44 (11%)
Displaying 1 - 30 of 55 reviews
Profile Image for Zaki Cabdi.
1 review10 followers
March 3, 2015

nasiib ayaan u yeeshay inaan akhriyo kitaabka madaxwaynihii hore ee somaliya cabdullaahi yusuf ilaahay ha u naariistee
qoraagu waa nin ku tilmaaman geesinimo hadal
waxyaabaha iga yaabshay waxaa ka mid ahaa xusida qabiilka qof kasta oo uu sheego
dhacdooyin badanana wuu xusay oo uu isagu goob joog ka ahaa oo laga yaabo inaanayu awal si kale u maqalnay
qoraagu mar kasta waa bashar oo khalad kama dhawrna boogiisana in la naqdiyo way banaantahay anna waanba jeclaan lahaa in cidu si cilmiyaysan uga hadasho oo ciil iyo caro ka dheer.
1 review
April 16, 2018
waxaan eebe mahadiis dhamaystay akhriska buuga "HALGAN IYO HAGARDAAMO" Wuxu noqday mid layaab badan igu reebay mid dib iixasuusiyey dhacdooyin badan oo aan joogay kuwo aan dhaqta kamaqlay iyo kuwo sheeko lawariyey iguso gaadhay, halgamaagu sida aan kabartay buugiisa iyo xasuusreebkiisa wuxuu ahaa
1. geesi mid aanay habayaraatee baqdini raadkulahayn camalkiisa iyo qofnimadiisa.
2. nin go,aan adag
3. nin xeeldheeri siyaasadeed iyo mid aqoon maadiba lahaaa.
4. nin hadalka aan qarin markaasna cadeeya poitiga kuu kahdlaayo markuu doono.
5. nin dulqaad badan oo u adkysta duruufaha adadag oo soo wajoho marwalba uu halgan kujiro.
6. nin wadaniya oo marnaba aysan kasuuroobin taako somalia kamida cid kale ugacan gasho.
7. nin wardoonka ku fcn oo xog ogaal uah waxa kasocda koonka iyo isbadalada isaga saamaynta kuyeelankara iyo kuwa faaiidada uleh ee kuxeeran.
8. nin qadiyad iyo han sare lehaa oo aanay marnaba libintiisa iyo himiladiisa isla goobi jiray.
9. nin tabaha ciidanka kufoogaaday aqoon uleeyahay hajoogtee kudarsaday khibrad dheraada oo aysiiisay halgankii uu kujiray wixi kadanbeeyy 1978.
10. nin aan tuug ahay.
11. nin aan kaligii talis ahayn.
12. nin aftahana oo ciduu doono wax kadhaadhicin kara.
13. nin deeqsiya
14. nin aan kabeensheegin xaalada dhabta ahayd ee wadanka kajidhay iyo wixi lasoo maray.


intaas kadib buugaan waxyaabo badan baan ka kororsaday waxa ugu wayn oo aan ka faaiidayna waxaa kow ka ah.

à) faaiidada ay leedahay daacadnimadu iyo ragyaqaanimadu taas oo aay tahay marka nin ragihi halgamayo waxa lagama maarmaan ah inay halganka kuwehelindoonan rag qaar lagayabo inay talada uga hooseeyaan iyo kuwo lagayaabo inay ugasareeyaan waxaa muhiima inaadan waliga katagin wadatashiga ragaaga kugula jira halganka oo aad wax walba laqybsato.

iskusoo duuboo waxaan kutalin lahaa buugaas in laga faaiidysto siiba dhalinyarada dhalatay wixi kadanbeyey 1990 oo an kamidahay anigu.
wa buug tusaya sida Somali tahay waxay so martay waxay mudatay cida nabada udiidan cida rabta inan waligeed dowlad lahelin waxyabha lagu guuleystay kuwa lagu dhacay iwm.

akhris wngsan..
Profile Image for Nour.
1 review6 followers
Want to read
February 1, 2016
in aan akhriyo oon wax ka ogaado fariimaha buugu xanbaarsanyahay
1 review1 follower
October 31, 2017
I want to read this book because is really important to know something about the old president who actually passed away.
1 review1 follower
September 10, 2018
Halgan iyo hagardaamo
This entire review has been hidden because of spoilers.
2 reviews
May 20, 2019
Fariin buu xambaarsan Yahay ,waana kuu muhiim inaad aqrisato kana faaido .
1 review
June 8, 2019
1-420
This entire review has been hidden because of spoilers.
1 review
July 3, 2019
Wxn rabba inan helo bugan se ku heli Kara ?
Iga cawiya San u helo halyayga buga u qoray🙏
This entire review has been hidden because of spoilers.
1 review
Want to read
July 27, 2019
Waxaan doonayaa inaa alhriyo buuuga
This entire review has been hidden because of spoilers.
1 review
Read
July 31, 2019
mahadsanid
This entire review has been hidden because of spoilers.
1 review
August 1, 2019
inaan wax ka ogaado taariikh nololeedkii madaxwaynihii hore eee somalia
khibradna ka kororsado
This entire review has been hidden because of spoilers.
2 reviews
August 6, 2019
Buugaan see u akhristaa
This entire review has been hidden because of spoilers.
1 review
Read
February 2, 2020
Want to read
This entire review has been hidden because of spoilers.
1 review
May 15, 2020
Best book
This entire review has been hidden because of spoilers.
1 review
August 22, 2020
Waa buug ad iyo ad u fiican oo tarikh fiican ku qoran tahay, Somalida midnimade da nah
Ka shaqee nayah waxa nah qoray aun Abdullahi Yusuf Ahmed.
1 review
November 19, 2021
Good.
This entire review has been hidden because of spoilers.
Profile Image for Maxamed Fayax.
1 review
Want to read
May 17, 2022
Gds
This entire review has been hidden because of spoilers.
Displaying 1 - 30 of 55 reviews

Can't find what you're looking for?

Get help and learn more about the design.