Jump to ratings and reviews
Rate this book

جرعة حقيقة

Rate this book
"- عزيزي القارئ/عزيزتي القارئة هذه المجموعة التي بين يديك، مقالات سبق أن نشرت في موقع تكايا الذي سمي لاحقا عين أفريقيا، وهي متابعة للأحداث في الصومال، وارتدادات ما يحصل في العالم العربي ودول القرن الإفريقي. ولأن التاريخ في أزمنة الحروب عرضة دائما للتزوير وسوء التفسير، واختلاف الرؤية ( كل حزب يرى من زاوية)، وبالتالي، ينبغي أن ندرك أن هذا الكتاب "جرعة حقيقة" لا يعني تقديم حقيقة مطلقة، بل هو خلاصة تفسير للأحداث التي شهدها الصومال طيلة العقد المنصرم."

100 pages, Paperback

Published January 1, 2021

4 people want to read

Ratings & Reviews

What do you think?
Rate this book

Friends & Following

Create a free account to discover what your friends think of this book!

Community Reviews

5 stars
1 (33%)
4 stars
1 (33%)
3 stars
0 (0%)
2 stars
0 (0%)
1 star
1 (33%)
Displaying 1 - 2 of 2 reviews
Profile Image for Yuusuf.
18 reviews1 follower
January 28, 2022
كتاب عجيب يدور مقلاته حول حكاية حياة الصومال و ما يتعلق بشعب هدا البلد بامور كثيرا منها ؛ القبيلة ،الاستبداد، الدستور!

Waxaa caawa isoo idlaaday akhriska buuga hortiina ka muuqda oo ay qortay Sumaya Abdulkadir Shoole , waa buug ka kooban 21 maqaal oo ka hadlaya arrimaha soomaaloda taariikh iyo bulsho ahaanba.
Meelahaa aan aadka uga helay oo ay tahayna in falaanqeyntoodu fagaarayaasha looga wada hadlo in badan aragti ahaan qoraaga aan ku raacsanahay waxaa kamid ah ;

-Muwaadinimada qofka soomaaliga ah iyo bixinta kaarka soomaalinimada cida la siin karo iyo in aad looga fiirsado diidmada ama ogolaanshiyaha i jinsiyad siinta dadka u dhashay wadamada deriska sida kiinya, itoobiya ikk.

- Qoraagu waxa ay ku doodeysa in dib u dhiska dowladnimada soomaaliya aan laga runsheegin in badan. ereyga dib u dhisna halka laga adeegsaday ay ka habbooneed in la yiraahd 'Dayactir'

-gooni isutaagga soomaalilaan oo ah arrin aad murankeedu ugu soo laablaabta soomaalidu ;
Waxa aanan shaki ku jirin in haddii shacabka soomaalilaan dedaaladaas ay wadaan ay ka dhabeeyaan ay heli doonaan madax banaani dhamaystiran laakiin in badan waxaa jira caqbado hortaagan arrinkaas oo ay ugu horeeya dimuqradiyaynta iyo xurnimada soomaalilaan ay ku faanto oo afka baarkiisa dhaafi la' ; taana waxaa cadeen noogu filan arrimaha doorashooyinka soomaalilaan iyo golaha guurtida oo hareereeyay mudo kororsi aan dastuuri ahayn! Iyo sidoo kale in la xaliyo tabashada beelaha darafyada xiga kuwaa in badan kasoo horjeeda in koonfur laga madax banaanado.

-Qoraagu aragtiyaha aan aadka uga mideesanahay waxaa kamid ah in caasimadda soomaaliya laga wareejiyo magaalada muqdisho, sababta ugu weyn ay tahay maadaama dalku federaal qabali uu yahay magaalo walbana reer ay sheegteen in muqdishana sidaa si lamid ah reero gaar ah ay ku andacoodeen in loo daba fadhiisto masiirkeeda iyo aayaheeda sidaa darteedna loo sameeyo maqaam u gaar ah!
Maqaamsiinta muqdisho iyo in ay caasimad sii ahaatana dad badana ayaa aad uga biyo diiday si xal loo helo waa in caasimad kale la raadiyaa! Waxa ayna soo bandhigeysaa dalal fara badan oo caasimadahoodii hore ka guuray kuwa kalena yagleelay!

-maadaama Dastuurka soomaaliya uu weli fadhiidnimada iyo qabyada ka bixi la'yahay qoraagu wax ay ku doodeysa in faraq weyn uu u dhaxeeyo in ay shaqayn waayaan sharciyada dastuurka iyo in la diido qeybo kamid ah dastuurka ; waxa ayna talo ahaan u bixinaysaa in xeeldheerayaasha iyo aqoonyahanadu ay la yimaadeen hab lagu wacyi gelin karo bulshada looguna bidhaamin karo muhiimadda dastuurka!

-baraha bulshada waqtiyadii dambe waxa ay noqdeen isha wararka,xogaha iyo arrimo kale oo badan kuwaa oo ay bulshooyinka isugu gudbiyaan gaar ahaan soomaalidu aad bay u isticmaalaan waayadaan dambe . Balse nasiib xumada jirta ayaa ah in bulshada soomaaliyeed ay barihii oo idil kusoo koobeen ama meel fadhi ku dirir ah ama loo shukaansi tago. Waxaana ugu sii diran in soomalidu ay dhageysato kuwooda ugu waalan ee u baahan in ay nafisaan ama maalayacni soo bandhigaan! Qoraagu waxa ay sheegeysa in baraha bulshada keliya aysan ahayn Faysbuug, yuutuyuub balse ay jiraan bare kale oo aad wax looga kala faa'ido tusaale ahaan barta Goodreads oo buugta lagu faaleeyo!
Profile Image for Mahmoud Shiddo.
5 reviews
September 5, 2023
٢١ مقال متابعه للاحداث في الصومال من حرب واقتحام سياسي، وتفسير نضج عن قضيات الصوماليين مثل حاله الصومال لاند والاقاليم الاخري دات قضيات شبيهة لها.
بالغت الكاتبة بدور المرأة الصومالية حيث ورد في كتابها قصة عرويلو التي عمت البلاد بالسلام حين حكمها وحين الغاء حكومتها نشرت حروب وخراب.
الكتاب هو خلاصة تفسير للاحداث المتتالية في العالم العربي وخاصة الصومال وليس حقيقية مطلقه كما قالت.
محمود شدو.
Displaying 1 - 2 of 2 reviews

Can't find what you're looking for?

Get help and learn more about the design.