Jump to ratings and reviews
Rate this book

Nuun: Qalin iyo Qoraalkii

Rate this book
Qalin iyo Qoraalkii. Wanaajinta Qoraalka.
"Hadalkana sar weedhiisa Una saaf qofkii waaya Ha ka tegin sarbeebtiisa Hana gelin sursuur oodan Hana lumin sargoyntiisa Hana liqin sangaabtiisa Ha ku saxan badheedhkiisa Runta sogordoh haw yeelin Ha suldaarin dooddiisa Sisibaa wadaaggiisa Sababee abbaartaada Hana badin su'aashiisa Sarrifkiyo tilmaantiisa Saddex erey halkii dooni Soddon yaanay kaa qaadan Siddi-qabaxi yay raacin Sare haw dhig-dhigin luuqda Gacantana ha saydh-saydhin Hana odhan wax sawliila."
-Hadraawi, Sirta Nolosha.

440 pages, Paperback

Published January 31, 2021

1 person is currently reading
15 people want to read

About the author

Muxammad Yuusuf

4 books5 followers

Ratings & Reviews

What do you think?
Rate this book

Friends & Following

Create a free account to discover what your friends think of this book!

Community Reviews

5 stars
3 (42%)
4 stars
2 (28%)
3 stars
2 (28%)
2 stars
0 (0%)
1 star
0 (0%)
Displaying 1 - 2 of 2 reviews
Profile Image for Maxamed Shariif.
1 review1 follower
April 12, 2022
In kasta oo aad mooddo [marka] ay qoraalka tahay in aad mabda' ama qaacido uun ku socoto, se waa u muhiim qofka qoraalka bilaabaya.
Displaying 1 - 2 of 2 reviews

Can't find what you're looking for?

Get help and learn more about the design.