Jump to ratings and reviews
Rate this book

Dabkuu Shiday Darwiishkii - Riwaayad

Rate this book

Riwaayaddan waxay iila eg tahay inaan durbaba carrabka ku dhufto inay tahay riwaayad jaadke da ah tii ugu horreeysey inta aannu og nahay. Waa riwaayad si gaar ah u muujinaysa halgankii Daraawiishta iyo himilooyinkii hoggaamiyahooda; Sayid Maxamad Cabdille Xasan. Ma aha mid aad qosol iyo maad ka filan karto, sida dad badan maskaxdooda ku soo dhacda kolkii ay magac riwaayadeed maqlaan. Waa mid tilmaamaysa noloshii adkayd ee ay ku noolaan jireen urur Soomaaliyeed oo mabda' cad lahaa, goor iyo ayaanna u taagnaa meelmarinta mabda'oodaas ay maanka ku hayeen.


Danta aannu riwaayaddaan ka lee nahay, iyada oo aan mid iyo laba lagu soo koobi karin, waxaa noogu  Waa mare, inaannu qoreyaasha riwaayadaheenna tusno jid cusub oo ku saabsan soo-bandhigidda riwaayadaha taariikhda loogaga sheekeeyo. Waxaannu rabnaa inaannu fannaaniinteenna dareens inno inay jiraan siyaalo ka duwan habkii hore ee riwaayadaha aan ku soo wadney tan iyo waagii aynu bilawnay; sanooyinkii konto nadii horraankoodii.

178 pages, Paperback

Published August 14, 2021

1 person is currently reading
2 people want to read

About the author

Ratings & Reviews

What do you think?
Rate this book

Friends & Following

Create a free account to discover what your friends think of this book!

Community Reviews

5 stars
0 (0%)
4 stars
0 (0%)
3 stars
0 (0%)
2 stars
0 (0%)
1 star
0 (0%)
No one has reviewed this book yet.

Can't find what you're looking for?

Get help and learn more about the design.