Status Updates From A Hero of Our Time
A Hero of Our Time by
Status Updates Showing 1-30 of 12,143
Ilyaas Maxamed Diiriye
is on page 60 of 304
Runtii waa riwaayad aad u cajiib ah oo kulmisay deeqsinimada dabiicada, dhaqamada kala duwan ee frontiers ka Boqortooyadii Russia ee waqtigaas. Qoraaga qalinkiisa waan la ashqaraaray sida dabiicada bini'aadanka iyo amuuraha isdiidan ee quluubteena u tibaaxayo, Bitshoorin ayaana tusaaale nool u ah hadalkan, waa inoo update kale
— 4 hours, 45 min ago
Add a comment























