Ilyaas Maxamed Diiriye’s Reviews > بطل من هذا الزمان > Status Update

Ilyaas Maxamed Diiriye
Ilyaas Maxamed Diiriye is on page 60 of 304
Runtii waa riwaayad aad u cajiib ah oo kulmisay deeqsinimada dabiicada, dhaqamada kala duwan ee frontiers ka Boqortooyadii Russia ee waqtigaas. Qoraaga qalinkiisa waan la ashqaraaray sida dabiicada bini'aadanka iyo amuuraha isdiidan ee quluubteena u tibaaxayo, Bitshoorin ayaana tusaaale nool u ah hadalkan, waa inoo update kale
9 hours, 50 min ago
بطل من هذا الزمان

flag

No comments have been added yet.